WARARKA

Dhegeyso: Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Sheegay In Dad Badan Loo Xirxiray Musuqmaasuq

Dowladda Soomaaliya ayaa bilihii ugu dambeeyay Xabsiga dhigtay dad badan oo loo heysto Eedeymo la xariira Musuq maasuq sidda ay sheegeen Mas’uuliyiinta dowladda...

Dhegeyso Gudoomiye Ku Xigeenka Gobolka Shabelaha Hoose oo Ka Hadley Gawaari Ay Alshabab Ku Gudtey Duleedka Degmada Afgooye

Wararka ka imanaya degmada afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in gaadiid xamuulka qaada lagu gubay deegaanka Doonka oo ka tirsan degmada afgooye. Al-shabaab...

Dhegeyso; Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Ka Hadley Shirka London

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeyb galay geba gabada Shirka Garsoorka Dalka ayaa waxa uu kusoo hadal qaaday Arinta...

Xildhibaano Ka Tirsan Dowlad Deegaaneedka Itoobiya oo Xasaanadii Laga Qaaday

Xildhibaanada Dowlad Degaanka Soomaalida ee dalkaasi Itoobiya ayaa 12 xildhibaan xasaanadda kala noqday kaddib markii ay yeesheen kulan. Waxaana kamid ah mas’uuliyiinta xasaanadda laga qaaday...

Shirka Shidaalka Somaliya oo Maanta Lagu Wado Inuu Ka Furmo Magalada London

Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada London uu ka furmo shirka looga hadlayo shidaalka Soomaaliya, oo maalmihii ugu danbeeyay hadal heyntiisu ku badneyd baraha...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img