WARARKA

Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo Maanta La Dhaariyey

Golaha wasiirada maamulka puntland ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu dhaariyey Madaxtooyada dowladda Puntland ee Garoowe. Dhaarintan ayaa...

Amisom oo kulan ay kaga Arinsanayaan ka Bixitaanka Ciidamadeeda Uga Socda Magaalada Muqdisho

Taliyeyaasha howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ayaa waxaa magaalada Muqdisho uga furmay shir soconaya 4 cisho, kaasoo looga hadlayo qorshaha ka bixitaanka Ciidamada AMISOM ee...

Maxamed Mursal iyo Cabdicasiis Laftagreen oo ku Fashilmay Ballan-qaad Been ah oo ay Sameeyeen

Guddoomiyaha baarlamanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal iyo Madaxweynaha la magacaabay ee maamulka Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Laftagareen ayaa caddaaday balan qaad been ah oo ay...

Maamulka Hirshabeela oo Cabasho Ka Gudbiyey Ka Bixitaanka Ciidamada Burundi ay Ka Baxayaan Deegaanadaas

Wasiirka Amniga maamul gobolleedka Hirshabeelle Cabduqaadir Aadan Jeelle ayaa cabasho ka dhan ah ka bixintaan ciidamada Burundi qeybo ka mid ah deegaannada Hirshabeelle u...

Wasiirka Batroolka Iyo Macdanta oo Sheegay In Xukuumada Ay Dadaal Ugu Jirto Sidii Loo Soo Saari Lahaa Qeyraadka Dalka

Wasiirka Batroolka iyo macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya ay dadaal ugu jirto sidii loo soo saari lahaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img