WARARKA

Mareykanka oo Ka Warbixiyey Duqeymo uu Ka Geystey Deegaanka Janaale ee Gobolka Shabelaha Hoose

Taliska Mareykanka ee africa ayaa sheegay in ay fuliyeen labo duqeyn oo ka dhan ah xoogagga Al-shabaab, kaddib weerar ka dhacay meel ka baxsan...

Dhegeyso:Wasiir KuXigeen Kasoo Jeeda Beelaha Hawiye oo Iska Casiley Xilkii uu u Magacaabay Cabdicasiis Laftagareen

Cabdisalaan Cabdullaahi Yalaxoow (Catoosh) oo kasoo beesha wadalaan ee beelaha hawiye ayaa maanta iska casiley xilkii gdoomiye ku xigeenka ee uu u magacaabay...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Soo Dhaweysay Kharaarkii Kasoo Baxay Shirka Midowga Africa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aankii ka soo baxay Midowga Afrika, kaasi oo ay ku taageerayaan shacabka iyo dowladda Soomaaliya, dadaalada loogu jiro...

Ciidamada Dowlada oo Xalay Howlgalo Ka Sameeyey Degmada Wardhiigley

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgal ballaaran ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu danbeeyayba ku soo badanayeen falalka ka...

Wasiirka Maaliyada oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Bella Bird oo Ka Mid ah Masuliyiinta Bangiga Aduunka

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Bella Bird oo ah Madaxa Bangiga Aduunka ee qaar ka mid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img