WARARKA

Gudiga Ganacsatada Xaafada Islii oo Albabada u Laabay Dhamaan Ganacsigii

Guddiga ganacsatada ee xaafadda Islii Magaalada Nairobi ayaa ku dhawaaqay mudaaharaad socon doona saddex maalmood kaasoo ay uga cabanayaan canshuurta ay dawladdu kordhisay. Guddiga Ganacsatada...

Gudoomiye Kuxigeenka Baarlamaanka Muuday oo Ka Hadlay Sax Ahaanshaha Dastuurka

Guddoomiye ku xigeenka Golaha Shacabka Cabdiwali Ibraahin Muuday ayaa sheegay in warbixinta Guddiga Dastuurka ee maanta lasoo bandhigay in laga reebay maamulka Somaliland, islamarkaana...

Kulanka Golaha Shacabka oo Maanta Furmay

Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan ayaa daah furay kulanka maanta oo baaqday labadii maalin ee ugu dambeysay baaqday. Guddoomiyaha baarlamaanka ayaa jeediyay khudbad uu...

Dhegeyso: Xiisada u Dhexeysa Muuse Suudi iyo Xukumada oo Gashay Xaalad Cakiran

Magaalada Muqdisho maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka taagan cabsi laga qabo in dagaal uu dhaxmaro Ciidamo taabacsan Senator Muuse Suudi Yalaxow, iyo Ciidamada amniga...

Dhegeyso:Gaari Hilib Ku Rarnaa oo Ka Yimid Kawaan Ku Yaala Degmada Kaaraan oo Lagu Xanibay Isgeyska Sanca

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa saakay Isgoyska Sanca ee Magalada Muqdisho waxa ay ku xayireen Gaari nooca soomaalida u taqaano Caasi ama...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img