Dhegeyso: Xiisada u Dhexeysa Muuse Suudi iyo Xukumada oo Gashay Xaalad Cakiran

0
77

Magaalada Muqdisho maalmihii ugu dambeeyay waxaa ka taagan cabsi laga qabo in dagaal uu dhaxmaro Ciidamo taabacsan Senator Muuse Suudi Yalaxow, iyo Ciidamada amniga Soomaaliya.

Nabadoon Cabdiqaadir Maxamuud Maxamed oo katirsan odayaal dhaqan oo Senator Muuse Suudi kala hadlay xiisada taagan, ayaa sheegay in muuse uu u sheegay in la rabo dhul ay xukuumadihii hore hanti kaga bedesheen ay xukuumadan rabo in ay ka boobto tasna ay keentey in uu iska hor imaadn dhoco.