WARARKA

Dhegeyso Askar Loosoo Xirxiray Dagaalkii u Dhexeeyey Labada Ciidan ee Ka Wada Tirsanaa Dowlada

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Bashiir Cabdi Maxamed Ameeriko ayaa sheegay in dagaalka dhexmaray labada Ciidan ay saraakiil u xir xireen. Waxaa uu taliye Bashiir Ameeriko...

Dhegeyso Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradii Maanta Banaanbaxday oo Ka Hadlaya Dareenkooda

Qaar ka mid ah dhalilnyaradii maanta bananbaxa ku sameyneysay magalada muqdisho ayaa waxaa ay ka hadleen dhibaatada iyo dilalka dhamaadka laheyn oo ay maalin...

Dhegeyso Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf oo Ka Hadashay Jidadka Xiran ee Magalada Muqdisho

Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa walaac ka muujisay Xaaladda Magaalada Muqdisho. Xildhibaanada waxa ay sheegtay in haween...

Banaanbax aad u Balaaran oo Ka Socdo Qeybo Ka Mid ah Magalada Muqdisho

Banaanbax rabshaddaha wata ayaa goordhaweyd waxaa uu ka bilowdey Isgoyska Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho, waxaana la xiray inta badan Suuqa Bakaaraha goobaha ganacsiga...

Askari Ka Tirsan Ciidanka Boliiiska oo Dilay Wiil Ku Shaqeysanayey Mooto Bajaaj

Askari ka tirsan ciidamada Booliska Soomaaliya ee ku sugan isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay mid kamid ah dhalinyarada ku shaqeysata...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img