WARARKA

Dhegeyso Gudoomiye Yariisow oo Sheegay In Maxkamada Lasoo Taagi Doono Dadkii Laga Soo Qabtay Bananbixii Dhawaan Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Guddoomiyaha gobalka Banaadir, ahna duqa Muqdisho, Eng. Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) oo ka war bixiyay natiijada shirkay yeesheen guddiga Amniga ayaa sheegay in...

Dhegeyso Kulankii Shaley ay Yeesheen Duubabka Beelaha Mudulood iyo Farmaajo oo Fashil Ku Dhamaaday

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo taageero ka raadinaya maalintii shaley isugu yeeray odayaasha dhaqanka beelaha Mudulood, kadib hadalkii gefka...

Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Sheegay Iney Kasoo Bexeen Dhamaan Sharuudihii Lagu Xiray

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay inay ka soo baxdo dhamaan shuruudihii laga...

Madaxda Hey’adaha Amniga oo Maanta Hortegaya Xildhibanada Golaha Shacabka

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa maanta isugu imanaya kulan aan caadi aheyn oo su’aalo lagu weydiinayo mas’uuliyiinta hay’addaha Amniga dowladda Soomaaliya. Mas’uuliyiinta la filayo in ay...

Dhegeyso Mid Ka Mid ah Eheladii Wiilkii Shalay Lagu Dilay Magalada Muqdisho oo La Hadlay Warbaahinta

Sayid Cali Maxamed Mustaf oo ah Abtiga wade Mooto Bajaaj uu shalay askari ka tirsan Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in wiilka la dilay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img