WARARKA

Qarax Goor Dhaweyd Ka Dhacay Wadada Maka Al Mukarama ee Magalada Muqdisho

Qarax ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay Wadada Maka Almukarama gaar ahaan inta u dhaxeysa Isgoyska Shaqaalaha iyo Xaaji Baasto kasoo horjeedka Hotelka...

Dhegeyso Salaad Cali Jeele oo Mucaaradka Dowlada Ku Eedeyey Iney Abaabulayaan Banaanbax Looga Soo Horjeedo Dowlada

Salaad Cali Jeele oo ah la taliyaha Madaxweyne Farmaajo ee Arimaha Siyaadda oo xalay Warbaahinta kula hadlay muqdisho ayaa waxa uu sheegay...

Dhegeyso: Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka koofur afrika oo Ka Hadley Dilalka Loo Geysto Ganacsatada Somaliyeed

Danjiraha Safaarada Soomaaliya ee Dalka koofur afrika Jamaal Maxamed Barrow ayaa waxaa uu Magaalada Cape town kula Kulmay Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaaliyeed ee...

Dhegeyso Carabeey oo Sheegay In Xukumada Ku Fashilantay Xalinta Khilaafka u Dhexeeya Hogaanka Maamulka Galmudug

Madaxweyne kuxigeenka Maamul goboleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey ayaa sheegay in xukuumada ay ku fashilantey xalinta qilaafka u dhexeeya hoganka sare ee Maamul...

Gudiga Dorashoyinka Qaran oo Sheegay Xiliga La Qaban Doono Dorashoyinka Kuraasta Banan ee Golaha Shacabka

Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay inuu qaban doono doorashada boos buuxinta kuraasta ka bannaan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya oo degaan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img