WARARKA

Gudoomiyihii Gobolka banaadir oo Maanta Ku Geeryooday Cisbitaalka Ku Yaala Magalada Doxa

Guddoomiyihii gobolka Banaadir ahna duqa caasimadda Muqdisho, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Qatar, sida ay xaqiijisay wasiirka dhallinyarada iyo...

Xaalada Caafimaad ee Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sidii Hore aad Uga Wanaagsan

Wararka aynu ka heleyno magalada Doxa ee dalka Qadar ayaa sheegaya in xaalada caafimaad ee gudoomiyaha gobolka banaadir Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ay...

Amniga Magalada Kismaanyo oo aad Loo Adkeeyey

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Maamul goboleedka Jubbaland ayaa Maanta la wareegay guud ahaan Amniga Magalada Kismaayo halkaas oo dhawaan la filayo inay ka...

Odayaasha Cadaado Ayaa oo La Sheegay Iney Diideen Ka Qeyb Galka Shirka Ka Dhacaya Dhuusamareeb

Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubnaha Guddiga qaban qaabada shir-weynaha dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmuudg iyo Odayaasha...

Ciidamo Ka Tirsan Amisom oo Maanta Lagu Diley Wadada Isku Xirta Balcad Iyo Deegaanka Qalimow

Lix ka tirsan ciidamada howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay Al-shabaab ay ka geysteen degmada Balcad ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img