WARARKA

Midowga Musharixiinta Jubaland oo Sharuudo Cusub Ku Xiray Ka Qeyb Galka Doorashada

Kulan ay magalaada kismaanto maanta ku yeesheen Musharixiinta la Magaca baxay Midowga Musharixiinta Madaxweynaha Jubbaland iyo Wafdigii Urur Goboleedka IGAD ayaa musharixiinta waxaa ay...

Qaar a Tirsan Xisbiyada Siyaasadeed ee Ka Dhisan Dalka oo Ka Digey In Faragelin Lagu Sameeyo Doorashada Kismaanyo

Xisbiyada Wadajir, UPD, Himilo Qaran, Xisbiga Nabadda Kutlada Badbaado Qaran ee Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed ay siwadajir ah u soo saareen ayaa waxaa ay kaga...

Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo Sheegay In Alshabab Lagala Wareegay Gacan Ku Heynta Degmada Awdheegle

Ciidamada Milatariga dowladda Soomaaliya ayaa maanta gudaha u galay degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha hoose,sida ay sheegeen mas'uuliyiinta gobolka. Guddoomiyaha gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan...

Daawo Malaaq Deeroow oo aan Ka Wareysanay Safarkii Xaqiiqo Raadinta ee uu ku Tegay Magalada Gaalkacyo

Waxaan wareysi dhinacyo badan taabana aan la yeelanay afhayeenka odayaasha dhaqanka ee koonfur galbeed Malaaq Deeroow Malaaq Yacquub oo ku jiray odayaashii xaqiiqo raadinta...

Gudiga Doorashooyinka Maamulka Jubaland oo Ka Hadlay Halka ay Mareyso Isdiiwaan Gelinta

Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Kismaayo, ayaa faah faahin ka bixiyey halka ay marayso...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img