WARARKA

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta oo Sheegtey Iney La Xisaabtami Doonto Shirkado Dayacay Xujeydii ay Masuulka Ka Ahaayeen

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka war-hayaan qaar ka mid ah sharkaddihii loogu tala-galay in ay dabaabulaan xujeyda Soomaaliyeed si qaldan adeegyadii lagama...

Xukuumada oo Ka Hadashay Shaqaaqadii Maanta Ka Dhacay Magalada Baydhaba

Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beello maanta ku dagaallamay duleedka Magaalada Baydhabo, waxaana dowlada sheegtay in maamulka Koonfur Galbeed iyo dowladda dhexe...

Wasaarada Amniga oo Ka Hadashay Baaritaankii Lagu Waday Xarunta Gobolka Banaadir

Dowladda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay Qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir 24 kii Bishaan lasoo dhaafay, islamarkaana uu ku geeriyooday Gudoomiyihii gobolka Banaadir...

Xukuumada oo Sharuud Ku Xirtey Aqoonsiga Doorashada Jubaland

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaarraddu marnaba aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka...

Kooxo Hubeysan oo Duleedka Magalada Baydhabo Ku Dilay Ganacsade Cali Marguus

Wararka aynu ka heleyno magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in koox hubeysan ay ku dileen dulleedka magaalada Baydhabo Cali Aadan Marguus...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img