WARARKA

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Booqday Ciidamo Tababar Loogu Soo Gabagabeeyey Xerada Gen Gorden

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa booqasho dhiirri gelin iyo dardaaran ah ugu tegay ciidamo tababar loogu soo xiray xerada Gen....

Dhegeyso: Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur oo Sheegey In Alshabaab ay Xukuumada Ku Dhex Milmeen

Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame ayaa dhaliilay qaabka Hay’adaha Amniga soomaaliya ay u wajahaan sugida Amniga dalka, isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay dhex galeen...

Ciidamada Dowlada ee Ka Howlgala Deegaanada K Galbeed oo Sheegay In ay Alshabab Kal Wareegeen Deegaano Hor leh

Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka howlgala Koonfur galbeed ayaa sheegaya in la wareegeen deegaanno ay horay ugu sugnaayeen xoogagga Ururka Al-shabaab oo hoostaga...

Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalada Muqdisho

Madaxda u sarreya ee dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu ugu horreeyo madaxweyne Farmaajo iyo mas'uuliyiin kale ayaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle kaga qayb...

Ciidamada Danab oo Lagu Wareejiyey Sugida Amniga Garoonka Diyaradaha Dhuusamareeb

Ciidanka Danab ee Xoogga Dalka ayaa lagu wareejiyay Amniga Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb. Ciidankaan lagu wareejiyay ayaa ah Ciidankii Danab ee ku sugnaa Magaalooyinka Gaalkacyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img