WARARKA

Gudiga Doorashooyinka Galmudug oo Loo Gdbiyey Liiska Saxiixayaasha

Wasaarada Arimaha guddaha ayaa Gudigga doorashooyinka u gudbisey liiska Saxiixayaasha oo ka kooban 43 Xubnood, kuwaas oo ahaa saxiixayaashii soo dhisey maamulka Galmudug ,...

Madaxweynaha Kenya oo Sheegay In Ciidamadiisa Aysan Ka Bixi Doonin Somaliya

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay ciidamada difaaca Kenya in ay kasii mid ahaan doonaan Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (Amisom) illaa iyo...

Golaha Wasiirada oo Maanta Shirkoda Khamiislaha Ku Ansixiyey Barnaamij Ku Saabsan Isgaarsiinta iyo Teknoolajiyada

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa kulan maanta ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen Siyaasadda iyo Istaraatiijiyadda qaran ee isgaarsiinta iyo...

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Belidoogle Ku Sugan Si uu u Baaro Qalab Ciidan oo Halkaasi Laga Xaday

Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaalya, xeer-ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida iyo saraakiil baarayaal ah ayaa maalmihii la soo...

Xildhibaanada Galmudug oo ay Dhawaan soo Xulistooda Bilaaban Doonto

Waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug si rasmi ah uga bilabaatay howlaha doorashada Maamulka Galmudug oo ay Dowladda Soomaaliya sheegtay inaysan u hakan...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img