WARARKA

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Maanta Kulan La Qaatay Safiirka Mareykan u Fadhiya Somaliya

Hoggamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta kulan la qaatay safiirka Dowladda Mareykanka u fadhiyo Soomaaliya Donald Yamamoto. Sida...

Taliska Africom ee Mareykanka oo Ka Hadley Duqeymo uu Ka Sameeyey Gobolka Jubada Dhexe

Mareykanka ayaa War uu soo saaray kaga hadlay duqeyn cidka oo Sabtidii shalay ay ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe Taliska Africom oo...

Odayaasha Iyo Waxgaradka Kasoo Jeeda Cadaado oo Ka Horyimid Dhismaha Maamulka Galmudug

Odayaasha iyo Wagaradka kasoo jeeda Magalada Cadaado kulan ay maanta ku yeesheen magalada cadaado ayaa waxaa ay ku sheegeen inaysan ka qeyb aheyn hananka...

Safiirka Somaliya ee Turkiga Ayaa Sheegay In aysan Wax Saameyn Doonin Somalida Sharciga Cusub ee Turkiga Soo Saartey

Safiirka Dowlada Federaalka Soomaailya ee dalka Turkiga oo la hadlayey warbaahinta dowladda ayaa sheegay in bulshada Soomaaliyeed uusan wax saameyn ah ku yeela doonin...

Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo Gudi U Saaray Xildhibaanad Lagu Xayiray Airporka Aadan Cade

Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Gudi xaqiiqo raadin ah u saaray Xayiraadii Safar ee dhawaan ay sheegtay Xildhibaan Daleys Xasan Aadan in lagu sameeyay xilli...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img