WARARKA

Jaaliyada koonfur galbeed ee Waqooyiga America oo soo dhaweyey go,aanka ay wada qaateen maamulka iyo odayaasha dhaqanka.

Kulan ay isugu yimaadeen jaaliyada koonfur galbeed ee ku dhaqan qaarada north america ayaa soo dhaweeyey go,aankii ay sida wadajirka ah u qaateen odayaasha...

Xukuumada oo la seegay iney bedeshay qaar ka mid ah odayaashii saxiixayaasha ee galmudug

Waxaa isa soo taraya qayla dhaan xoog leh oo ka soo baxeysa qaar kamid ah odayaasha dhaqanka ee beelaha daga Galmudug kuwaas oo sheegay...

Ciidamada dowlada oo alsabab kala waeegay deegaano ka tirsan degmada baardheere

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ee fariisinkooda yahay Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa wada howlgal ballaaran oo ay Al-Shabaab kaga saarayaan deegaanno dhaca Galbeedka...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Sheegay Xiliga Ay Dhamaan Doondo Dhismada Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Xamar

Ra,iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali kheyre ayaa sheegay in Waddada u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye lagu soo gaba gabeey doono muddo laba...

Guddiga Khubarada Qaramada Midoobay oo Itoobiya Ku Eedeeyey Iney Xasilooni Daro Ka Wado Dalka Somaliya

Laba warbixin oo ay soo saareen Guddiga Khubarada Qaramada Midoobay ayaa Abiy ku eedeeyey inuu xasilooni darro ka abuurayo South Sudan iyo Somalia, oo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img