WARARKA

Mareykanka oo Xukumada ugu Baaqay In Lasoo Afjaro Kala Duwanaanshaha Siyaasada Maamul Goboleedyada iyo Xukumada

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday Dowladda Dhexe ee Federaalka in la soo afjaro kala aragti-duwanaashaha Siyaasaddeed ee kala dhaxeeya Dowlad Gobolleedyada qeybta ka ah...

Baarlamaanka Labada Aqal oo Maanta Si Wadajir Uga Hadlaya Dib u Eegista Dastuurka

Waxaa magaalada Muqdisho kulan ku leh Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya, waxaana uu kulankan noqonayaa kii saddexaad oo ay wadajir u yeeshaan xildhibaannada labada...

Dhegeyso: Qaar Ka Mid Ah Malaaqyada Koonfur Galbeed oo Ka Horyimid Hadalkii Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed

Qaar ka tirsan malaaqyada maamulka koonfur galbeed oo uu horkacaayo Malaaq Deeroow ayaa si cad uga horyimid hadal shaley kasoo yeeray hogaamiyaha maamulka koonfur...

Hogaanka Ahlusuna oo Xalay Kulan ku Yeeshay Magalada Dhuusamareeb Qodobo Dhowr ahna Soo Saaray

Xalay waxaa Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta rasmiga ah ee Maamulka Galmudug kulan ku yeesahay hoggaanka ugu sareeya Ahlusunna Wal-Jamaaca iyo Guddiga farsamada &...

Roobab Dhibaato Geystey oo ka Da’ay Magalada Muqdisho

Roob aad u weyn ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ka da.ayey magalada muqdisho kaasoo geystey qasaaro isugu jirta dhimada iyo hanti isla markaana...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img