WARARKA

Ciidamada Africom ee Mareykanka oo Duqeyn Ka Geystey Deegaano Ka Tirsan Gobolka Jubada Hoose

Ciidanka Soomaaliya qeybta ka howlgaha deegaanada maamulka Jubbaland, oo kaashanaya Howgalka AFRICOM ayaa saacadihii aynu soo dhaafnay duqeeyay Farisimo ay Xubno ka tirs Al-Shabaab...

Fadeexad soo Food Saartey Xildhiban Cali Afgooye iyo Xildhibaan Amina Goyle

Tani waa talaabo kale oo muuqa ka rogeysa isla markaana dibada usoo saareysa xaqiiqda dhabta ah ee ay ku sugan yihiin xildhibaanada magac...

Dhegeyso Gudoomiyaha Degmada Afgooye oo Sheegay In Afka La Marsaday Mucawinadii Loogu Tala Galay Shacabka Degmada Afgooye

Shacabka Demada afgooye ee gobolka shabelaha hoose oo dhowrkii bilood ee lasoo dhaafay dhowr mar qeylo dhaan u dirsaday xukuumada federaalka si gacan loo...

Dhegeyso: Dad Xaflad Aroos Duqeyn Loogu Geystey Deegaan ka Tirsan Degmada Afmadow

Deegaanka Diif oo ka tirsan degmada afmadow ee gobolka jubada hoose ayaa habeenkii xaley duqeyn ka fuliyey dhowr diyaaradood oo la sheegay in laga...

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Ka Sameeyey Deegaano ka Tirsan Gobolka Bay

Howlgal ay Ciidamada Dowladda Soomaaliya ka sameyeen deegaano ka tirsan gobolka Baay ayaa waxaa ay Al-Shabaab kala wareegeen tuulooyin dhowr ah. Saraakiisha hoggaamineysa howlgalkaas ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img