WARARKA

Maamulka Puntland oo Kasoo Horjeestey Sharciga Doorashooyinka iyo Kan Patroolka

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan sharciga batroolka Soomaaliya oo dhawaan ay meel mariyeen labada aqal ee barlamaanka...

Gudoomiyaha Baarlamaanka oo Warqad u Direy Beesha Caalamka Isla Markana Sheegey In Doorasho Qof iyo Codkii Dhici Doonto

Warqad ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka ee baarlamaanka Sooamaliya Maxamed Mursal Sheikh Cabdiraxmaan, isla markaana loo diray wadamada taageera Soomaaliya iyo deeqa...

Qarax Maanta Ka Dhacay Isgoyska Saydka oo Kahsaare Geystey

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, 6 kalena way ku dhaawacmeen kadib markii gaari lagusoo xiray waxyaabaha qarxa oo ku qarxay isgoyska sayidka...

Dhegeyso: Wasiirkii Hore ee Gaashaandhiga oo Xaqiijiyey In Mukhtar Roobow Laga Raray Howgii uu Degenaa

Wasiirkii hore ee wasaarada gaashaandhiga dowlada federaalka somaliya Cabirashiid Cabdulaahi oo la hadlay warbaahinta magalada muqdisho ayaa xaqijiyey in Shekh Mukhtaar Roobow laga raray...

Sheekh Mukhtar Roobow oo La Sheegay In Seddex Arin Dartood uu Uga Soonaa Raashinka

Warar aynu ka helney magalada muqdisho ayaa sheegaya in Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo beryahan ka soonaa raashinka uu bilaabay in uu dib...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img