WARARKA

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Gaaray Magalada Asmara

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaradaha...

Akhriso Sababta uu Maamulka Puntland uga Horyimid Sharciga Shidaalka Somaliya

Maamulka Puntland ayaa gebi ahaanba kasoo horjeestey Sharciga Shidaalka Soomaaliya oo ay ansixiyeen dhawaan labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Sooomaaliya. Qoraal laga soo...

Aqriso Liiska Xildhibanada Maamulka Galmudug oo La Shaaciyey

Guddiga Farsamada Maamul Dhisidda Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay xubnaha cusub ee Baarlamaanka 2-aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo ay soo...

Beesha Geledi oo Marti Ka Noqotey Degmadoodii Sidii La Doonana Laga Yeelo

Godobta iyo gardarada laga galayo shacabka degmada afgooye ayaan aheyn mid shada bilaabatey, horaantii isbuucan ayey eheyd kolkii la boobay raashin loogu tala galey...

Muuse Biixi oo Maanta Kulan La Qaatey Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u Fadhiya Somalia

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee qaramada midoobay u...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img