Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa habeenkii xalay waxaa ay howlgalo ay dad badan kusoo qabqabteen ka fuliyeen Xaafado ka tirsan degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.
Ciidamada...
Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulankii dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Eritrea, waxaana ay soo saareen War wadajir ah oo siddan u qornaa:
Madaxweynaha...
Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan Xarunta Golaha Aqalka ee Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa...
War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami doono cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay...