WARARKA

Maamulka Somaliland oo Maanta Dil Toogasho Ku Fuliyey 6 Ruux

Soomaaliland ayaa Maanta waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisey lix ruux oo kasoo kala jeeda deegaano kala duwan,kuwaas oo horey Maxkamadaha Soomaaliland...

Ciidamada Dowlada oo Dib uga Gurtey Deegaanka Toratorow iyo Alshabab oo Dib uLa Wareegay

Ciidamada Dowladda Federaalka ayaa shalay gelinkii dambe la wareegay deegaanka Tooratoorow oo ay ku xoogganaayeen Al-Shabaab, balse ciidanka Dowladda ayaa dib isaga baxay. Saraakiisha howlgalka...

Golaha Aqalka Aare oo Maanta Ansixiyey Wax ka Bedelka Hindise Sharciyeedka Saxafada

Golaha Aqalka Sare ee BFS ayaa maanta ansixiyay Hindise-sharciyeedka Wax-ka beddelka Xeerka Warbaahinta. wax ka bedelka Xeerka saxaafada Soomaaliya ayaa soo maray marxalado kala...

Alshabab oo Maanta Afar Dhalinyaro ah Ku Toogtey Deegaanka Sablaale

Al-shabaab ayaa maanta goob fagaaro ah oo ka tirsan deegaanka Sablaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ku toogtey Afarx ruux oo ay ku eedeeyeen in...

Alshabab oo Lagala Wareegay Gacan Ku Heynta Deegaanka Tooratoorow

Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta deegaanka Tooratooroow oo ah saldhiggii ugu weynaa Ururka Al-shabaab. Ciidamada la wareegay deegaankan Tooratooroow ayaa la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img