WARARKA

Ergeyga Qaramada Midoobay Somaliya oo soo Dhaweeyey Sharciga Doorashooyinka

Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa soo dhoweeyay sharciga cusub ee lagu maamulayo doorashooyinka Soomaaliya, oo ay dhawaan meel...

Dagalyahano a Tirsan Alshabab oo Saaka Weerar Ku Qaday Xero Milateri oo ay Ciidamada Mareykanka ku Laayihiin Deegaanka Lamu

Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar culus subaxnimadii hore ee saakay ku qaaday saldhig ciidamada Mareykanka iyo kuwa Kenya ku leeyihiin deegaanka Lamu...

Dhegeyso: Malaaq Shiino oo Siyaasiyiinta Koonfur Galbeed ugu Baaqay Iney Baaraan Sababta uu Mukhtaar Roobow Rashinka uga Soomay

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa looga baaqay in baaritaan uu ku sameeyo Xaaladda Shiikh Muqtaar Roobow oo si sharci daro ah ugu xiran dowlada...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug oo Magacaabay Gudi Doorasho

Khilaaf hor leh ayaa muuqda in uu mar kale harreey-nayo qorshaha dhismaha dowlad gobolleedka Galmudug, kaddib markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu magaalada...

Howlgalka Mareykanka ee Africom oo ka Hadley Duqeyn Ay Ka Fuliyeen Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose

Qoraal ka soo baxay howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa looga hadlay duqeyn Mareykanku ka fuliyay degaanno ku yaalla gobolka Shabeellaha Hoose. Qoraalka ayaa lagu sheegay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img