WARARKA

Alshabab oo Lagala Wareegay Deegaano Hoos Taga Gobolka Jubada Hoose

Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda gaar ahaan kuwa DANAB ayaa waxaa la sheegay inay Ururka Al-Shabaab kala wareegeen deegaano dhowr ah oo ku yaalla...

Xildhibaanada Barlamanka Galmudug oo Maanta Ku Dhawaaqi Doona Gudiga Doorashada Madaxweynaha

Xildhibaanada Cusub ee maamul Goboleedka Galmudug ayaa Maanta yeelanaya kulankoodii ugu horeeyey tan iyo wixii ka dambeeyey doorashadii Guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo dhacdey maalin...

Maamulka Putland iyo Jubaland oo Kulan Wadatashi uga Furmay Magalada Bosaso

Shirka Iskaashiga maamul goboleedka Jubbaland iyo Puntland ayaa maanta ka furmey Madaxtooyada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari, halkaasi oo ay si wadajir ah ugu...

Qarax Ismiidaamin ah oo Goor Dhow Ka Dhacay Degmada Afgooye

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax goor dhow uu ka dhacay Agagaarka Isgoyska Baar...

Ciidamada Dowlada iyo Alshabab oo Xalay Ku Dagaalamay Degmada Afgooye

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal xoogan oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Afgooye ee gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img