WARARKA

Maxaa Sabab u Ah in Gobolka Shabelaha Hoose Mar Walba uu ku Sugnaado Xaalad Amni Daro?

Masiibada ka taagan gobolka shabelaha hoose oo aan xal loo heli karin ilaa iyo dadka deegaankaas degan ay u istaagaan xuquuqda ay ku leeyihiin...

Alshabab iyo Ciidamada Dowlada oo Ku Dagaalamay Duleedka Degmada cadale ee Gobolka Sh Dhexe

Wararka laga helayo deegaanka Xaaji Cali ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waxaa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo geystay khasaaro...

Duqeymo Alshabab Lagula Beegsaday Deegaano Ka Tirsan Gobolka Shabelaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kunyo Barrow ee Gobolka shabeellada hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay duqeymo ka fuliyeen. Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dowladda...

Dr Maxamed Nuur Gacal oo Loo Doortay Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug

Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa ku guuleystay xilka guddoomiyaha Baarlamaanka 2aad ee maamul gobolleedka Galmudug oo ay ku tartameen musharax xildhibaan Cabdinaasir Aadan...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay MR Adam Abdelmoula.

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay ku Xigeenka ergayga gaar ah ee Qaramada...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img