WARARKA

Waa Maxay Sharuudaha Looga Baahan Yahay Shaqsiyaadka u Tartamaya Jegada ugu Sareysa ee Maamulka Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka maamul goboleedka galmudug ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo tartamayaasha Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka Galmudug.

Reysulwasaare Kheyre oo Ciidamada Boliiska ugu Baaqay Sugida Amniga Shaqalaha Dhisaya Wadada Isku Xirta Afgooye iyo Xamar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirrada dalalka Turkiga iyo Qatar, maamulaha Shirkadda Enez...

Shirkada Hormuud oo Ka Hadashay Burburin Loo Geystey Xarun ay Ku Lahaayeen Gobolkla Jubada Hoose

Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ayaa War ka soo saartay burburin loo geystay xarun ay ku lahaayeen deegaan lagu magacaabo Jaldeyse oo ka tirsan gobolka Jubbada...

Aqriso: Warmuriyeed Kasoo Baxay Kulankii Maamulada Putland iyo Jubaland

War-murtiyeed ayaa kasoo baxay Shirka Iskaashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ee Puntland iyo Jubbaland, shirkaas oo magaalada Bosaso ka socday labadii maalin...

Turkiga oo Sheegay Inaysan Jooji Doonin Howlaha Gargaarka ah ay Ka Wadaan Dalka Somaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu ayaa ka hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee Injineero u dhashay dalkaas shalay lagula eegtay degmada Afgooye ee Gobolka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img