WARARKA

Dhegeyso: Madaxweynaha Mamulka Hir Shabeele oo Shaaciyey Xiliga ay Dhici Doonto Doorashada

Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan xulista Xildhibaannada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas iyo doorashada...

Dhegeyso: Xildhibaan Odawaa oo Kheyre Ku eedeeyey Kala Qeybinta Galmudug

Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odawaa oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka kana mid ah musharixiinta Galmudug ayaa ku eedeeyey Madaxda dowladda Federaalka inay kala...

Gudiga Doorashooyinka oo Kulan la Qaatay Ku Xigeenka Wakiilka QM ee Somaliya

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta kulan kula qaatay magalada muqdisho Ku xigeenka wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya kulankaasi oo looga...

Gudoomiyaha Gobolka Banaaadir oo Maanta La Kulmay Safiirka Midowga Yurub u Fadhiya Somaliya

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Mr....

Musharixiin Sheegay Inaysan Ka Qeyb geli Doonin Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Qoraal ka soo baxay ilaa Afar Musharax ayaa sheegay in aysan ka qeybgali doonin doorashada madaxweynaha ee diyaar-garoowgeedu socdo,

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img