Dhegeysiga CodadkaWARARKA Dhegeyso: Madaxweynaha Mamulka Hir Shabeele oo Shaaciyey Xiliga ay Dhici Doonto Doorashada By admin - January 23, 2020 0 252 FacebookTwitter Madaxweynaha maamul goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si rasmi ah uga dhawaaqay xilliga ay bilaabanayaan xulista Xildhibaannada labaad ee Baarlamaanka Maamulkaas iyo doorashada hoggaanka Sare ee Hir-Shabeelle. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)