WARARKA

Madaxweynaha Maamulka Somaliland oo Maanta Xafiiskiisa Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub u Qaabilsan Somaliya

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka midowga yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicolas Berlanga Martinez Waxaana...

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Garabka Ahlusuna oo U Digey Dowlada Federaalka

Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa digniin ka soo saaray doorashada maanta lagu wado inay ka dhacdo...

Wasiirkii Amniga Maamulka Jubaland oo Maanta Gaaray Magalada Kismaanyo

Wararka laga helayo magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in duhurnimadii maanta uu halkaasi gaarey wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid...

Mdadaxweynihii Hore ee Somaliya oo Magalada London Kula Kulmay Wakiilka QM ee Somaliya James Swan

Hogaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shiikh Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan xasaasi ah Magaalada London ee dalka Ingiriiska kula qaatay ergeyga gaarka ah ee Qaramada...

Wasiirka Ganacsiga oo Ka Hadley Sharciga Jaangoynta iyo Tayo Dhowrka

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha dowlada federaalka somaliya Inj, Cabdullaahi Cali Xasan, ayaa faah-faahin ka bixiyay sharciga Jaan-goynta iyo tayo-dhowrka Soomaaliya, isagoo caddeeyey ahmiyadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img