WARARKA

Dhegeyso:Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug oo La Hadley Warbaahinta

Madaxa Xukuumadda Maamulka Galmudug, oo shalay Xubno Xildhibaano ay soo xusheen Ahlusunna u doorteen Madaxweyne ayaa ka hadlay howlaha doorashooyinka Galmudug ee ka socda...

Beesha Caalamka oo Walaac Ka Muujisay Khilaafka Ka Taagan Dhisida Maamulka Galmudug

Beesha caalamka ayaa walaac ka muujisay khilaafka siyaasadeed ee ka taagan dhismaha Maamulka Galmudug ee soo ifbaxay markii lasoo gaaray marxaladdii gabagabada. Warsaxaafadeed kasoo baxay...

Sheekh Mxamed Shaakir oo Ay Ahlusuna u Magacowdey Madaxweyne

Doorasho ka dhacday degmada Dhuusa-Mareeb ayaa madaxweynaha Galmudug garabka Ahlu Sunna loogu doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan oo horay u ahaa hoggaamiyaha Ahlu...

Maamulka Jubaland oo Xukuumada Ka Dalbatey Inay Cadeeyaan Halka uu Ku Dambeeyey Cabdirashid Janan

Maamul goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska...

Dhegeyso: Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Uga Digay Kheyre iyo Farmaajo Ku Dhaqmi La,aanta Sharciga

Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG aheyd ee somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in loo baahan yahay in Madaxda Dowladda ay sharci ku...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img