Dalka Sweden waxaa ka dhacday xaflad ay iskugu yimaadeen aqoonyahano, culimo, waxgarad, haween iyo dhalinyaro kuwaas oo ka qeybgalay bandhig xafladeed ku saabsan Sinidguuradi...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in xaqiiqo loo hayo in badda Soomaaliya lagu daadiyay sun, xilli uu...
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Kooxda Al-Shabaab ay awood buuxda ku leeyihiin gudaha Magaalada Muqdisho isla markaasna ay...
Dalka Biritan ayaa si rasmi ahaan uga baxday Midowga Yurub kadib markii dadweynaha waddankaasi ay u codeeyeen inay ka baxaan Midowga Yurub.
Xarunta baarlamanka ee...
Maxkamadda sare Kenya ayaa meesha ka saartay codsi ah in laga mamnuuco Kenya in ay ka qeybgasho kiiska horyaala maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda...