WARARKA

Madaxweynihii Hore ee Kanya oo Saaka Ku Geeryooday Cisbitaal ku Yaala Magalada Neirobi

Madaxweynihii hore ee dalka Kenya, Daniel Arab Moi ayaa xalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla magaalada Nairobi ee dalkaasi. Moi oo 94 sano jir ahaa...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Qoraal kasoo Saaray Doorashadii Galmudug

War qoraal ah oo ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee Galmudug iyo doorashadii shalay ka dhacday gudaha...

Bananbaxyo Maanta ka Dhacay Magalada Dhuusamareeb

Banaanbaxyo lagu taageerayo Madaxda Cusub ee Dowlad Goboleedka galmudug ee shalay lagu doortey Magaalada Dhuusamareeb ayaa Maanta ka bilaawdey deegaano ka tirsan Gobolada Mudug...

Xildhibaanada Dowlada Federaalka ee Kasoo Jeeda Puntland oo Ku Hanjabay Iney La Xisaabtami Doonaan Wasiirka Waxbarashada

Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Soomaaliya oo kasoo jeeda Puntland, ayaa maanta shir jaraa’id oo ay ku qabteen Muqdisho waxay kasoo horjeesteen hadalkii kasoo yeeray...

Baarlamaanka Maamulka Galmudug oo Maanta Doortay Madaxweyne

Waxaa Goor dhaw lagu soo gabagabeeyay degmada Dhuusa-Mareeb doorashada madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug. Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo maalmihii ugu danbeeyayba siweyn loo hadal hayay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img