WARARKA

Dowlada Federaalka oo Loogu Baaqay Inay La Shaqeyso Maamul Goboleedyada

Dowladda Mareykanka ayaa ugu baaqday dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamul goboleedyada inay dib usoo nooleeyaan wada-shaqeyntooda, si ayaga oo kaashaanata saaxiibada gobolka...

Maamulka Puntland oo Albabada u Xirey Xafiiska Gudiga Doorashooyinka Qaranka

Maamul goboleedka Puntland ayaa amar kusoo saaray in albaabada loo laabo xafiiska guddiga doorashooyinka qaran Soomaaliya uu ku lahaa magaalada Garowe ee caasimadda Puntland. Warqad...

Banaanbax Maanta Ka Dhacay Magalada Kismaanyo

Qaar kamid ah qeybaha kala duwan ee Bulshada ku nool Magalada Kismaayo ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay dhigeen banaanbax ay uga soo...

Dowlada Somaliya oo Kenya Ku Eedeysay Inay Dalka Ka Wado Faragelin Siyaasadeed

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay faragelinta siyaasadeed iyo mida amni oo ay ka wado dowladda Kenya gudaha Soomaallya, taasoo...

Ugandha oo Sheegtey Inay Bilaabi Doonaan Wejiga Labaad ee Kala Bixitaanka Ciidamadooda Dalka Somaliya

Militariga Ugandha ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan wajiga labaad ee ka bixitaanka ciidamadooda nabad ilaalinta ee la geeyay Soomaaliya dhamaadka bishan. Brig. Richard Karemire,...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img