WARARKA

Madaxweynaha oo Maanta Saxiixay Sharciga Batroolka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Sharciga Baatroolka dalka, kaddib markii Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyaddu ay soo dhammeystireen hannaankii sharci...

Golaha Aqalka Sare oo Maanta Meelmariyey Sharciga Doorashooyinka Qaranka

Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay Hindise- sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka ee dowladda Federaalka. 27 Senatar ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay in...

Mareykanka oo Sheegay Inay Weeraro Ka Fuliyeen Deegaano ka Tirsan Degmada Jilib

Dawlada Mareykanka ayaa waxay faah faahin ka bixisey Duqeyn diyaaradaheeda ka fuliyeen deegaano Al Shabaab kaga sugnaayeen Koonfurta Soomaaliya. Dhowr gantaal ayaa ku dhacay sida...

Dowlada oo Markii ugu Horeysay Ka Hadashay Ciidamo ay Geysay Gobolka Gedo

Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay si rasmi ah uga hadashay ciidamada dhowaan ay ku daabushay gobolka Gedo, kuwaas oo qabsaday degmooyin ka mid...

Baabuurta Xamuulka oo Mudo 4 Maalmood Ku Xayiran Isgyska Ex Koontarool ee Afgooye

Gaadiidkan oo ah nooca kuwa Xamuulka qaado ah ayaa waxaa ay muddo Afar Cisho ah ku xayiran yihiin Isgoyska Ex-Koontrool Afgooye ee Muqdisho. Qaar kamid...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img