WARARKA

Axmed Madoobe oo Maanta Dib ugu Soo Laabtey Magalada Kismaanyo

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa Maanta dib ugu soo laabtey Magaalada Kismaayo...

Laba Baabuur oo Kuwa Xamuulka ah oo Lagu Gubay Deegaano ka Tirsan Gobolka Lamu

Weeraryahano loo badinayo in ay yihiin Al-Shabaab ayaa Axadii gubay laba baabuur oo u rarnaa shirkado ganacsi oo marayay meel ku dhow xerada...

Madaxweynaha Maamulka Jubaland oo Ku Gacan Seyray Dalab Kaga Yimid Abiy Ahmed

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubbaland Axmed Islaam Madoobe ayaa ku gacan seyray dalab kaga yimid Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed Ali. Abiy Axmed ayaa waxaa uu...

Dhegeyso: Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Jubaland oo Baaq u Diray Beesha Caalamka

Madaxweyne kuxigeenka 1aad ee Maamul Goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ku sugan duleedka degmada Beled-Xaawo ayaa ku eedeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin...

Wasiirada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Somaliya Fawzia Mohamed oo Booqasho Ku Tagtey Dalka Marooko

Agaasimaha Guud ee Xafiiska Korontada iyo Biyaha ee dalka Morocco, Abderrahim El Hafidi, ayaa qaabilay wafdi heer sare ah oo ka socday dowadda Soomaaliya...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img