Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo baxay waxay waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeymaha lagu xusay qoraalkii ka soo...
Wararka aynu ka helyeno gaaraya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya waddaan dhaqdhaqaaqyo militari oo ka dhan ah deegaannada ay gobolka...
Ciidamada Ammaanka Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde International ayaa qabtay qaad si qaldan maanta la rabay in loo soo geliyo Magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Gaadiidka...