WARARKA

Ciidamada Dowlada oo Guulo Ka Sheegey Dagaal ay Alshabab kula Dagalameen Deegaanka Dooynuunaay

Taliska Ciidanka xoogga dalka qeybta 60aad ayaa guulo ka sheegtey dagaal ay Al-Shabaab kula galeen deegaanka Dooynuunaay ee gobolka Bay, kadib markii deegaankaasi ay...

Madaxnaha Dowlada Federaalka oo Soo Dhaweeyay Buuxinta Mid Ka Mid ah Sharuudaha Deyn Cafinta Somaliya

Madaxweynaha dowladda federaalka, Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa boggaadiyey guulaha laga gaaray barnaamijka deyn cafinta, kadib markii ay Soomaaliya shalay buuxisay maraxaladii koowaad. IMF iyo...

Dhegeyso Xildhibaan Ka Hadley Ciidanka La Dul Dhigay Guriga Madaxweynihii Hore Sheekh Shariif

Xildhibaan Maxamed Xasan Idiris oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee kasoo horjeedey Siyaasadda Madaxda dowladda ayaa sheegay in Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG...

Kulankii Koowaad ee Golaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Maanta Lagu Ansixiyey Gudiga Doorashada Gudoonka Baarlamaanka

Kulankii ugu horeeyey oo ay yeeshaan Baarlamaanka 2-aad ee Koofurgalbeed Soomaaliya ayaa maanta lagu ansixiyay guddiga diyaarinta doorashada Guddoonka Baarlamaanka. Guddiga oo ka kooban 15...

Maamulka Puntland oo Ka Laabtey Amar Lagu Xiri Lahaa Masajidada iyo Dugsiyada Quraanka

Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaadey in uu ka laabtey Amar ay horey u soo saareen oo ahaa in la xiro dhamaan masaaajidda iyo...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img