WARARKA

Wasiirka Arimaha Dibada oo Sheegay In Somaliya Ay Dhexdhexaad Ka Tahay Khilaafka u Dhexeeya Itoobiya iyo Masar

Wasiirka arrimaha dibadda ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo weli ku sugan magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa markii horreysay ka...

Khilaaf Hareereeyey Ciidamo Tababar Logu Diri Lahaa Dalka Dibadiisa

Waxaa soo baxaya dood ku saabsan sida loo soo xulayo ciidan ku jira Milateriga Soomaaliya oo loo qaadayo tababar muhiim ah oo ka dhacaya...

Wax ka Ogow Qaabka loo Qeybsaday Xilalka Sare ee Maamulka Gobolka Banaadir

1- Gudoomiyaha gobolka ahna duqa magaalada waa Abgaal 2- Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyada gobolka waa Murusade 3- Gudoomiye ku xigeenka Aminiga iyo Siyaasada waa...

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo Looga Digey Sara u Qaadida Maciishada Daruuriga ah

Shir Jaraa’id ee uu maanta qabtay Taliyaha hoggaanka ilaalinta canshuuraha iyo dhaqaalaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa digniin loogu diray Ganacsatada...

Taliyihii Ciidanka Boliska Degmada Afgooye oo Caawa Weerar Miino ah Lagu Diley

Warar goordhaweyd aynu ka helney degmada afgooye ee gobolka shabelaha hoose ayaa sheegaya in Qarax miino loo dhigay Kollonyo gaadiid ah oo ay la...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img