WARARKA

Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Shaqsiyaad Dacwad Kusoo Oogtey

Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ayaa dacwad kusoo oogtay Xildhibaano iyo Saraakiil Ciidan oo kala tirsan maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay in...

Gudoomiyaha Degmada Walaweyn oo Maanta Gaaray Magalada Baydhaba

Gudoomiyaha degmada walaweyn oo si kumeel gaar ah shaqada looga joojiyey ayaa maanta gaaray magalada baydhaba isagoo halkaasi kula kulmay Cabdicasiis Lafta gareen iyo...

Maamulka Koonfur Galbeed oo Sheegay Sababta Shaqa Joojinta Loogu Sameeyey Gudoomiyaha Degmada Walaweyn

Wasaaradda Arrimaha gudaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaacisey inay shaqo joojin ku sameeysay Gudoomiyaha degmada Walaweyn iyo ku xigeenkiisa. Wareegto kasoo baxdey...

Beesha Caalamka oo Xukuumada Ugu Baaqdey In Loo Midoobo La Dagaalanka Cudurka Corono Viruska

Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa bayaan kasoo baxay maanta waxay ku ammaaneen mas'uuliyiinta Soomaaliya tallaabooyinka ay qaadeen si loo xakameeyo faafitaanka viruska Covid19,...

Dhegeyso: Cod sir ah oo Laga Heley Gudoomiye Najax iyo Isbaarooleyda Gobolka Shabelaha Hoose

Cod sir ah oo ay heshay warbaahinta Daafeet Media ayaad ku maqli doontaan gorgortan ku saabsan 30% oo ay ka wada hadlayaan qaar ka...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img