WARARKA

Dowlada Somaliya oo Loogu Deeqay Gargaar Caafimaad oo ay Kula Dagaalanto Cudurka Coronoviruska

Dowladda Imaaraatka Carabka ayaa Diyaaraddii ugu horeysay ee sida Qalabka Caafimaad oo loogu tala galay la tacaalida cudurka coroviruska waxay soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho. Diyaaraddan...

Diyaaradaha Ciidamada Itoobiya oo Weerar Ku Fuliyey Alshabab

Taliska ciidamada cirka Itoobiya ayaa sheegay weerar ay diyaaradahooda ku qaadeen Koratale iyo Yurkud iney ku dileen 17 dabley oo ka tirsan ururka Al-Shabaab. Habtom...

Odayaasha Dhaqanka Beelaha Shanta Caleemood oo Jawaab Ka Bixiyey Qoraal Shaley Ay Qortey Maxkamada Ciidamada

Odayaasha dhaqanka beelaha shanta caleemood oo maanta kulan isugu yimid magalada walweyn ayagoo diirada ku saarayey warsaxaafeed kasoo baxay gudigii lagu tilmaamayey xaqiiqo raadinta...

Madaxweynihii Hore ee Somaliya oo Shacabka Ugu Baaqay Inay Qaataan Fariimaha Looga Hortagayo Corono Viruska

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka kula dardaarmay in ay qaataan Tallooyinka Caafimaad, maadaama ay sii kordhiyeen kiisaska dadka uu haleelay...

Shacabka Magalada Muqdisho oo Lagu Amrey Inay Guryahooda Joogaan Xiliga Habeenkii

Dowladda Soomaaliya ayaa xalay ku dhawaaqdey in laga bilaabo 15 Bishan April Magaalada Muqdisho xilliyada habeenkii la gelinayo Bandow ka bilaabanaya 8:00 Fiidnimo, kuna...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img