WARARKA

Dhegeyso: Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Ka Laabtey Mowqifkiisa Hore Kadib Kolkii Runta Loo Sheegay

Gudoomiyaha maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida oo maalintii shaley ka hadley xabad joojin u dhaxeysey maleeshiyo isbaarooley ah iyo dadka deegaanka ayaa waxaa...

Maamulka Cisbitaalka Erdogan oo Sheegay In Cisbitaalka uu Noqon Doono Mid Lagula Tacaalo Dadka Qaba Cudurka Carono Viruska

Cisbitaalka Erdogan EX-digfeer ee Magaalada Muqdisho ayaa gebi ahaanba joojiyay howlahii caafimaad ee uu u yahay bulshada Soomaaliyeed, sida lagasoo xigtay masuuliyiinta gacanta ku...

Xukuumada oo La Filayo Dhawaan Inay Soo Saarto Amaro Adag oo Ku Aadan Xakameynta Cudurka Corono Viruska

Xukuumadda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay soo rogto go’aano adag oo horleh si looga hortago faafitaanka Coronavirus, sidda ay xaqiijiyeen mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Sheegay In Dad Badan ay U Dhinteen Cudurka Corono Viruska

Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa waxa uu maanta ka dhawaajiyey in dad badan uu yaqaanay ugu dhinteen...

Dhegeyso: Gudoomiyaha Gobolka Shabelaha Hoose oo u Hadley Sidii Ruux aan Ogeyn Dhibta Degmada waxa Ay Salka ku heyso

Guddoomiyaha maamulka gobolka Shabeelaha Hoose Ibrahim Adan Ali (Najax) oo odayaasha dhaqanka walaweyn maalintii shalay kula hadley degmada walaweyn ayaa iska dhigay sidii ruux...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img