WARARKA

Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Hadlay Kulan Ay La Yeesheen Gudoomiyaha Baarlamaanka

Xalay waxaa Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo uu...

Dhegeyso: Qaar Ka Tirsan Ciidanka Boliiska oo Xabsiga La Dhigay

Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Dhame Sadiiq Adan Cali ayaa sheegay in Booliska Soomaaliya ay ka jawaabeen cabasho ka timid Shacabka ku nool Gobolkan Banaadir. Afhayeenka...

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo Maanta Xoriyadiisa Dib u Heley

Weriye Cabdimaalik Muuse Coldoon oo muddo hal sano ka badan u xirnaa maamulka Somaliland, ayaa maanta dib u helay xoriyadiisii. Waxayna sii dayntiisu ku...

Deegaanka Abal ee Gobolka Bakool oo Ay Ku Dagaalameen Ciidanka Dowlada iyo Ciidankii Muqtaar Roobow oo Isku Dhinac iyo Alshabaab

Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa waxa ay sheegayaan in dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo Ururka Al-Shabaab uu ka socdo...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Baarlamaanka ugu Baaqay In Doorashada La Qabto Waqtigeeda

Madasha Xisbiyada Qaran ee dalka ayaa kulan ka yeeshay Xaaladda dalka, waxaana shirkaasi isugu yimid Mas’uuliyiinta Sare ee Madasha. Kulankaan ayaa waxaa shir gudoominayay Madaxweynihii...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img