WARARKA

Cabdi Tahliil Warsame oo Maanta Lagu Aasa Khabuuraha Dugsiga Tababarka Iskoola Busuliya

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta lagu Aasay Alle ha u Naxaristee fanaankii Caanka ahaa ee Hobolada Waaberi Cabdi Tahliil Warsame, kaasoo muddo ku xanuun...

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka Walaacsan In Wax Lagu Soo Xulo Qaabka 4.5

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa walaac badan ka muujiyay nuuca doorasho ay qaban karaan guddi lagu soo xulay hanaanka awood qeybsiga...

Wasaarada Warwaafinta iyo Dalxiiska oo Ka Tacsiyadeysay Geeridii Ku Timid Alaha u Naxariistee Cabdi Tahliil Warsame

war qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa loogu tacsiyadeeyay allah u naxariistee geeridii ku timid...

Sharciyo La Ansixiyey Xiligii Xasan Sheekh Maxamuud oo Ay Xukuumadu Dib u Eegis Ku Sameyneyso

Shir ay isugu yimaadeen madaxda Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha JFS oo uu shir-guddoominaayey Wasiirka Wasaaraddaasi Inj. Cabdullaahi Cali Xasan, sidoo kale ay ku sugnaayeen...

Qaramada Midoobey oo Ka Digtey Dhibaatooyinka ay Ayaxa Iyo Covit 19 Ku Hayaan Somaliya

Qaramada Midoobay ayaa ugu yeertay beesha caalamka inay gacan ka siiso Soomaaliya sidii looga hor tagi lahaa dhibaatada weyn ee bini'aadanimo ee ka dhashay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img