WARARKA

Xukuumada oo Sheegtey Inay Jiraan Maraakiib Si Sharci Daro ah Uga Kaluumeysta Biyaha Somaliya

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in maraakiib wadata Calanka Dowladda Iran ay sharci daro ah uga kaluumeysanayaan Badda Soomaaliya. War qoraal ah...

Puntland oo ka Hortimid Xeerka Doorashooyinka oo ay Dhawaan Ansixiyeen Golaha Shacabka

War qoraal ah oo kasoo baxay Madaxtooyada Maamul Goboleedka Puntland ayaa lagu cadeeyey in aysan Puntland qeyb ka noqon doonin qodobada ay meel marinayaan...

Madaxweynaha oo Isku Bedelay Taliyaha Ciidanka Lugta iyo Taliyaha Ciidanka Bada

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka...

Guddiga Agaasimayaasha Bangiga Adduunka oo Somaliya u ansixiyay $ 55 milyan

Guddiga Agaasimayaasha Bangiga Adduunka ayaa ansixiyay $ 55 milyan oo ah Kaalmada Horumarinta Caalamiga ah (IDA) oo lagu taageerayo soo kabashada dhaqaalaha Soomaaliya iyada...

Sacudiga oo Sheegtey In Sanadkan Xajin Doonaan oo Keliya Dadka Ku Nool Gudaha Dalkeeda

Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa ku dhawaaqday mamnuucida dadka dibedda ah in ay soo xajiyaan sannadkan sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay boqortooyadda Sacuudiga. Boqortooyadda...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img