WARARKA

Ciidamada Ilaalada Xarunta Tababarka Turkiga oo Diley Ruux Isku Deyey Inuu Isku Qarxiyo

Ciidamada Ilaalada Dugsiga tababarka Turkey Som ayaa toogasho ku dilay dhagarqabe doonayay in uu isku qarxiyo dhallinyaro arday ah oo doonayay in ay ku...

Madasha Xisbiyada Qaran oo Ka Digey Heshiiska Shidaalka

Warsaxaafadeed ka soo baxay madasha xisbiyada qaran ayaa waxaa looga hadlay kheyraadka dalka, gaar ahaan heshiisyada la xariira arrimaha shidaalka Soomaaliya, xilligaan oo lagu...

Waqtiga Howgalka Qaramada Midoobe ee Somaliya oo La Kordhiyey

Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa Isniintii meel mariyey qaraar lagu cusbooneysiinayo waajibaadka Howlgalka Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) ilaa Agoosto 31, 2020. UNSOM...

Ciidamada Danab iyo Gorgor oo La Sheegay Inay La Wareegeen Gacan Ku Heynta Tuulooyin Hoostaga Degmada Marka

Ciidamada Danab iyo Gorgor ayaa waxay la wareegeen deegaanno hoostaga degmada Marka ee Gobolka Shabeellada hoose, waxayna sheegeen mas’uuliyiinta ciidamadaasi in hadda ay gacanta...

Madaxweynaha oo Maanta Kulan La Qaatey Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

Kulan aalada qadka Zoom oo ay maanta yeelanayeen dowlada Dhexe iyo Hogaanka maamul Gobolleedyada Soomaaliya oo goordhaweyd oo Duhurnimadii maanta aheyd furmay. Kulanka ayaa...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img