WARARKA

Baarlamaanka oo Maanta Meel Mariyey In Gobolka Banaadir Matalaad ku Yaasho Aqalka Sare

Barlamaanka Soomaaliya oo beryahanba ka doodayey mooshin ku saabsan sidii gobolka banaadir qoondo looga siin lahaa aqalka sare ayaa ugu dambeyn maanta meel mariyey...

Xaliimo Yareey oo Maanta Hor Tagtey Baarlamaanka Codsateyna Mudo Kororsi Si Ay u Dhacdo Doorasho Qof iyo Cod

Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil “Xaliimo Yarey” oo maanta hor-tagtay Aqalka hoose ee Baarlamanka ayaa waxay sheegtay in aan...

Kulankii Baarlamaanka Aqalka Sare oo Maanta Baaqdey

Kulankii Xildhibanada Aqalka Sare ayaa baaqday ka dib markii maanta aysan soo xaadirin kulanka qaar ka mid ah Senetarada Aqalka Sare ee kasoo horjeedda...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Ubax Dhigay Taalada Daljirka Dahsoon

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya maalinta xoriyada ayaa ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...

Xildhibaa Sareeda oo Runta Ka Hadashay Iyo Dad Badan oo Dhibsadey Hadalkaas ay Sheegtey

Xildhibaan Sareeda ayaa maallintii shaley hadaljeda xildhibaana ka hadashay ayadoo runta jirta ka sheegtey matalaada uu gobollka banaadir ku yeelan doono galasha aqalka sare...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img