Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Isniin ah waxaa ay ku yeelanayaan kulankoodii Caadiga ahaa Xarunta Villa Hargeysa,...
Waxaan dhageystey Khudbadii xaliimo yareey oo ku magacaaban gudiga doorashada ee madax-banan , balse aan eheeyn sidaasi oo ay yihiin gudi aan madaxbanaaneen waayo...