WARARKA

Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe oo mar kale loo magacaabay taliyaha hay’ada sirdoonka qaranka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugida...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka bilaabay deegaano hoostaga gobolada shabelaha hoose iyo shabelaha dhexe

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Ciidanka Ilaalo qaran...

Maamulka puntland oo heshiis hordhac ah la galey dowlada itoobiya

Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo...

Nabadoon maanta lagu diley degmada jowhar

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil Xalay kooxo hubeysan ay ugu geysteen duuleedka magaalada Jowhar Nabadoon caan ka ahaa gobolka Shabeellaha Dhexe. Nabadoonka la...

Kenya oo sheegtey inaan dhawaan la furi doonin xadka u dhexeeya somaliya iyo kenya

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan mar dhow dib u furi doonin xaduudka ay la wadaagto Soomaaliya. Kenya waxay sheegtay inay walaac ka muujinayso saameynta...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img