Warmurtiyeed ay si wada jir ah u soo saareen, saaxibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa wuxu ku boorinaya Dowladda Federaalka iyo madaxda Maamulada xubnaha...
Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellada hoose ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen degmada Kuntuwaarey oo ka tirsan Gobolkaas oo muddo...