WARARKA

Alshabab oo Weerar Ku Qaaday Saldhig ay Ciidamada Dowlada Ku Lahaayeen Deegaanka Goofgaduud

Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa ay maanta weerar ku bilaawday qarax ku qaadeen saldhiga Ciidamada dowladda & kuwa Koonfur galbeed ku leeyihiin...

Faahfaahin Dheeri ah oo Kaso Baxeysa Qarax Gelinkii Dambe ee Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho

Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in wali rasaas laga maqlayo Hotel Elite dhexdiisa kaasoo ay weerartay kooxda Al-Shabaab. Hotel-ka ayaa la sheegay inuu...

War Deg Deg Ah Qarax Goor Dhaweyd ka Dhacay Mid ka Mid ah Hotelada Magalada Muqdisho

Weerar ku bilowday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa lagu qaaday Hoteelka Caanka ah ee Elite oo ku yaalla xeebta Liido ee Muqdisho,...

Ciidamada Dowlada Iyo Alshabab oo Ku Dagaalamay Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo

Dagaal geystey qasaaro ba'an ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo, waxaana uu dhex-maray Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo ay wehlinayeen Ciidamada...

Madaxweyne Farmaajo oo Kulan La Yeeshay Hogaamiyeyaasha 3da Maamul Goboleed ee ku Sugan Dhusamareeb

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu haatan shir gooni u socdo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) iyo Madaxweynayaasha maamullada HirShabelle, Koonfur...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img