WARARKA

Shirkii Dhuusamareeb oo Furmey, Punland Iyo Jubaland oo Qaadacay

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada oo xalay si rasmi ah uga...

Malaga hortagi karay weerarka Hotel Elite maxaase ka jira hadalka taliye ku xigeenkii hore ee NISA?

Qaraxa iyo weerarka lagu qaaday Hotel Elite ee degmada Cabdicaziiz ee magaalada Muqdisho ayaa dad badan wuxuu ku dhaliyay dareen cusub kaasoo ku saabsan...

Gudoomiyaha Deegaanka Goofgaduud iyo Taliyaha Ciidanka Boliska oo Qarax Lagu Diley

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan weerar ku bilaawday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa iyo ismiidamin oo xubno ka tirsan dagaalamayaasha...

Maamulka Puntland oo Sharuud Ku Xirey Ka Qeybgalka Shirka Dhuusamareeb

War-Saxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Maamulka Puntland ayaa waxaa lagu cadeeya mowqifkooda ku aadan ka qeyb-galka Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada uga furmaya Magaalada Dhuusamareeb ee...

Ciidamada Dowlada oo Howlgalo Ka Fuliyey Degmada Kunturwaarey

Ciidamada Kumaandoosta Soomaaliyeed ee DANAB ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ay howlgallo kala duwan ka sameeyeen Xaafado ka tirsan degmada Kuntuwaareey ee...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img